Monday, February 4, 2019

social media ama baraha bulshada

social media waa mindi laba af leh.
khyr na waa loo adeegsan shar na waa loo adeegsan karaa.
khyrkeeda waxaa kamid ah im dadku is barto oo bulshadu iska warqabto oo waxyaabaha caalamka ka socda  la wada ogaado. hadysan meela noocaaso kalaa jiri lahyn ummaddu wey kle xirnaan lahyd oo sidii qof meel migdiya kujiraa la noqon lahaa.
waxaa kaloo khyr ka kamid ah in diinta laga barto oo culuumta sharcigaa iyo quraan ka kariimka laga barto. culuma badan baa kujirta oo wax la weydiin karaa, oo lagayaaba hadydan jiri lahyn ay helidoodu adkaan lahyd .

sharkeedan waxaa kamid ah in waxaan jirin lagu faafiyo ama danbi iyo macaasi lasoo dhigo ama maqal ha ahaato ama muuqaal.waxaa kaloo adeegsada gaalada iyo sirdoonkooda si ay oola socdaan waxyaabaha ay muslimiintu ku fakarayaan iyo qaabka ay u socdaan.
waxaa kaloo adeegsada argagixisada iyo dadka afkaaraha khaldan wata sida maandoon oo kle. afkaarta ama xag diin ha noqoto ama xaga siyaasadeedi ama waxyaaba kle oo badan. sidookle waxaa adeegsada dadka isku magacaaba fanaaniita iyo heesayaasha si ay heesaha iyo xaaraanta bulshada oogu faafiyaan.

sidookle waxaa kamid ah in qofkii uu diintii iyo aduunkiiba kaga mashquulo social media oo uu wakhtigiisii oo dhan ku dayaco wax aan aduun iyo aakhiraba faaiida u lahayn.
maadaama ay saa thy waxaa muhiim.ah qofku inuu iska ilaaaliyo waxyaabahaa xunuxun ee la soo sheegay. inuusan la saxaabin qof waxaa soo kle wata ama qof afkaar khaldan aaminsan.
inuu heesaha iyo  sawirada xunxun iska ilaaliyo si indhiisa iyo dhagihiisaba ay ubadbaadaan.
waxa oogu daranna waa afkaarta khaldan ee ama diin ka baxaa ama argagixisadaa. qofku waa inuusan wax walba oo la soo dhigo iska qaadan ee waa inuj culumada iyo dadka wax garadka ah weydiiya ama dhagystaa waxay ka dhaheen arintaa ama asuguba baara intuusan warkaa rumyn.
waxaa kaloo lamid ah siyaasada iyo wararka ka soo baxa idaacadaha waa in la iska hubiyaa , waayo khalad qofka wuu ka dhici karaa lkn dambigu wuxuu saaran yahy qofkii sii faafiya asagoo hubsan.
social media waa baahi dadku ubaahanyihiin lkn qof walba suu u adygsdaa lagu xisaabin qiyaamo. khyrna waad ka faafin kartaa sharna waad awoodaa.. marka meel aad khyr ka heli karto inaad shar ka raadso waa ayaan darro.

macluumaadkaaga khaaska ahna ilaasho naftaada wax balaaya usoo jiidaya ha soo qorin waayo waxaa lagayaaba wax aad iska qorty oo aadan ka fikirin iny dhibaato kuu soo jiido.
waa iga naseexo.. annagoo dhan bey noo thy..

No comments:

Post a Comment

شكرا على التعليق

كن شجاعا ....

. الشجاعة محمودة و الجبن مذموم . يطلب من الانسان أن يكون شجاعا في أقواله و أفعاله و حركاته و سكناته و عزائمه و تفكيراته و تدبيراته. الشجاعة ...