qof walba oo naga mid ah inuu guul gaaruu rabaa aduun iyo aakhiraba. laakin guushu wax si fudud lugu helo ma ahan. maadama qofka noloshiisoo dhan ay ku dhisantahy guul ama khasaaro, waxaa muhiim ah inaa ogaatid maxaa guusha xaqiijinaya maxaa se guul darrada keene.
1-guusha waxaa kow u ah ,horta qofku inuu hadaf iyo gool leeyahay. waa inay noloshiisu u caddahay iyo wuxuu rabo inuu qabto.markuu taa ogaado kadib uun bu howl gali karaa oo wax qaban karaa. haddusan laakin taa qorshaysan oo uusan meel saarin waligiis wareer buu kujiri , waa sida qof safar galay laakin meeshuu usocdo aan garanayn.
2-goaanka markuu qofku gaaro waa inuu ka fikiraa faaiidadiisa iyo khasaarihiisa.arinkaasina waa muhiim.haddu qofku wax uun iskaga dhaqaaqo asagoon waxba ka fikirin waligiisa wey ku adkaan suu meel ugaaro.saas darteed bey muhiim utahay tilaabadaani.
3-goaanka kadib qofku waa inuu suu meeshaa uu rabo ugaari lahaa falkeedii qabtaa..waayo hadda wax goaansato laakin aadan ku dhaqaaqin waligaa meelna ma gaareysid.marka waa muhiim inay fikirka iyo ficilku isla socdaan.
4-guusha ciyaar laguma helo.waxaa lagayabaa adoo inta hore oo dhan soo dhameeyey inaad haddana khasaartid.sababtuna waxay tahay adkaysi la aan iyo niyad jab durba ah.jidka guusu waa jid wada qodxaa , markaad ku socotid qodaxi inay ku muddo waa lagama maarmaan , laakin waa inaysan qodaxdaasi dib kuu celin. waa inaad horay usii socotaa.
5-qofku waa inuu ilaahay tala saartaa.waayo wax walba xagiisa uun bey ka imaadaan. hadaa afrta hore soo samaysid laakin aad tan katagtid wey adkaanaysaa inaad guuleysato. haddu khasaaro ku soo gaarane wey adkaanysaa inaad adkaysato. marka tala saarashada rabbi waa muhiim.

والسلام
No comments:
Post a Comment
شكرا على التعليق