Monday, March 25, 2019

Dhaqanka islaamka

islaamku waa diin ilaahay usoo dajiyey sey dadku aduun iyo aakhiraba u badbaadan. waa diin kutimid naxariis iyo dhaqan wanaag. . waa diin dadka raacsan wax walba oo fiican faraysa wax kastoo xunna ka reebaysa.

diintu ma ahan oo kaliye masaajid iyo madrasso. diintu waa nolo iyo dhaqan. qofku intuusan uurka hooyo galin bey axkaamtu ku bilaamanysaa ilaa uu ka dhimanayo.

diinta islaamka ahi wax walba oo aan qabanyno qaabka oogu fcn oo aan u qaban karnay noo sheehaysa.. laga bilaabo markay hooyo iyo aabo isguursadaan ilaa intaan ka dhimanyno.

diinu waa dhaqan iyo akhlaaq. waa siyaasad iyo masaajid waa qof iyo qoys waa annaga iyo dadka kle. diinta islaamka ahi waxba kamay tagin. wax walba wey cadaysan oo wey sheegtay.

waxay noo sheegtay qaabka aan ilaahay oola dhaqmi lahayn qaabka aan waalidkeen iyo walaalahayn iyo masaakiinta iyo dadka baahan iyo gaalada oola dhaqmi lahayn. qaabka aan xitaa xayawaanka oola dhaqmi lahayn wey na bartay.

ilaahay baa yiri ( اليوم أكملت لكم دينكم ) maanta ayaan diintiina inii dhamaystiray. yacni dhaqan wanaag kama qan majiro. waa diinta diimaha ugu naxariista badan oo ugu quruxda badan. dilka iyo dhaca iyo akhlaaq xumadu waa ku xaraan. ixsaan falida naxariista xushmynta way amartay.

qofkii meel aan ayada ahay khayr ka raadsha heli maayo oo uu wareeri. qofkii saytahy uqaata aduun iyo aakhiraba khayr iyo barwaaquu kujiri.

waxaa ayaan darra inay dadka qaar xumaantooda diinta utiuriyaa, sida argagixasad iyo beenalayaasha iyo akhaalq xumayaashok kle. islaamkuna waxaas waa ka dheeryahy oo shuqul iskuma laha.

waa inaan quraan ka baranna oo axadaaithta akhrinna oo wanaag diintenu ay naga muuqata. akhlaaqda wanaagsan iyo dhaqanka wanagsan waa astaanta qofka muslin kaa lagu garto.

و السلام

No comments:

Post a Comment

شكرا على التعليق

كن شجاعا ....

. الشجاعة محمودة و الجبن مذموم . يطلب من الانسان أن يكون شجاعا في أقواله و أفعاله و حركاته و سكناته و عزائمه و تفكيراته و تدبيراته. الشجاعة ...