diinta islaamka ahi waa diin aad iyo aad ufudud . qof walba wax khayr ah inuu sameeyo wuu awooda. qofkaasi ama ha cafimaad qabo ama ha jiranaado , qof ilaahay dhamastiray ha ahaado ama qof nuqsaani kujirto. qof walba ilaaahay wax uu awoodi karo ayuu usameey. salaadada istaag tukadaa nala yiri waaa waajibe , hadaadan awoodi karin fariiso hadaadan awoodi karin jiif hadaadan awoodi karinne tilmaan ku tukada. arintaasi waxa ay ku tusinaysaa oo ay daliil utahay hadalkii nabiga (s.c.w) ee u yiri (إن الدين يسر) "" diintu waa fudayd"". waxaan xooga tusaalayaal ka soo qaadananyana waxyaaba yar yar oo qof walba samayn karo haddana ajar badan :
1- jidka oo wixii dadka dhibaya laga qaado.wuxuu yiri nabigu (s.c.w)" iimaan ku waa dhowr iyo todobaatan qayb ,waxaa oogu sareeya shahaadada waxaana oogu hoseeya jidka oo wixii dadka dhibayey laga qaado".
2- walaalka muslinka ah oo aad u dhoola cadaysid.waxaa xadiithka ku soo arooray hadal macnihiisu yahay" walaalkaa oo aad u dhoola cadayso waa sadaqo".
3-waxaa kaloo kamid ah inaad qof walba oo kaa horyimaada salaanto.
4-inaad adkaarta badisid.
5- inaad ogaato in (سبحان الله ) iyo (الحمد لله) ay qofka miizaanka xasanaadkaa ubuuxinayaan. hal mar oo aad tiraahdo ilaahay jannada buu geed kuugu talaalayaa.
5-qof muslin ah oo jiran ama aan jiranay inaad booqoto.
6- hadal wanaagsan inaad dadka ku tiraahdo.
7-hadaadan tan hore samayn karin , inaad dadka xumaantaada ka ilaaliso.
8-inaad waaridkaa u ixsaan fasho.
9-inaad suuradda quraanka oogu yar akhrido.
10 . inaad laba rakcadood tukato.
11-inaad ducaysato.waayo ducaddu waa maskaxda acmaasha.waana wax hadaad badiso ilaahay kugu jeclaanayo.
12-inaad 10 aayadood oo suurada kahfi kamid ah xifdisso.suu ilaahay dajjalka kaaga xifdiyo.
13-inaad janaazo ka qayb gasho.aad ku tukato kadibna aad qabriga u raacdo ilaa laga aasayo.
14-inaad wax uun sadaqaysato haba yaraaadaan.waayo yaraan iyo weynaan ajarku kuma xirna ,ee waa niyaddaad.
15-bil walba inaad sadax maalmood ka soonto.
16-inaad qof muslin ah dhibaata haysata ka dulaqaado, hadal fiican oo aad ku tiraahdidba ha ahaatee.
17-inaad afkaaga iyo farjigaaga xumaanta ka ilaalisid. taasi hadaa samaysidna nabigu (s.c.w) wuxuu yiri " qofki labadaa ii damaanad qaada anna jannan u damaanad qaadaya".
18-inaad markaad cuntada cuntid aad ilaahay ku mahdisid.
19-markaad reerkaaga utagaysid inaad bismillah tiraahdo. taasi waxay kaa ilaalinaysaa shaydaanka.
20-inaad qaraabadaada xiriiriso. oo ay waalidkaaga iyo caruurtaadu oogu horeeyaan,inaad xaaladooda la socoto oo aad wax walba o aad ku caawin karto ku caawiso. ama maal ha ahaato ama talo iyo wax wanaagsan oo aad usheegto ha ahaato.
tusaalayaashaa waxay na tusinayaan fudaydka xeesha dheer ee kujira diinteena. waana waxyaaba ubaahan in qofkaste ka faaidaysto dadkana sii gaarsiiyo. waayo waa xadiith "" qofki khayrka tusiya wuxuu ka dhiganyahay sidii qof asagu sameeyey". kalmad fiican oo aad walaalka usheegto baa lagayaba inay acmaashaadoo dhan ka khayr badantahy.

والسلام
No comments:
Post a Comment
شكرا على التعليق